Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasrudiin on May 14, 2018, 10:40:16 AM

Title: Su'aal: Qof haduu dhiig shubo dhib may leedahay?
Post by: Nasrudiin on May 14, 2018, 10:40:16 AM
 Asc Dr su,aashaydu waxay tahay Qofku haduu dhiig shubo muxuu ka dhaxli karaa caafimaad ahaan,
maxaase kaga imaan kara oo dhiba waqti dheer ka bacdi iyo waqti dhawba?
miyaase laga shubi karaa dhiiga qof wadne xanuun leh?
Title: Re: Su'aal: Qof haduu dhiig shubo dhib may leedahay?
Post by: SomaliDoc on December 26, 2018, 12:24:15 AM
Qoraal faahfaahsan oo ku saabsan dhiig shubista ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6358.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6358.0)