Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on May 28, 2018, 03:31:03 AM

Title: Su'aal: Candhuufta ayaa isku xirto dhuuntayda?
Post by: Alzubeydi on May 28, 2018, 03:31:03 AM
Scm dr waxan qabaa dhuun xiran mararka qaar waxan isku arka xab iyo candhuuf isku xiray dhuunteyda waxbana kama liqi karo xitaa cabitaanka wa igu dhib waxa laga yaaba inan maalinta dambe caadi kuso laabato dhuunteyda mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Candhuufta ayaa isku xirto dhuuntayda?
Post by: SomaliDoc on December 28, 2018, 10:28:16 PM
Walaal waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar u tagtid si laguu baaro, waxyaabo badan ayaa keeni kara cilladaan sida maadada kaalsiyamta oo jirkaaga ku yaraato ama qanjirka thryoid-ka ama parathyroid-ka oo cilladaysan midda kale xanuunka waxaa la fahmi ogyahay markaa astaamaha cabashadaada oo idil si raacsiisid sida haddii lafa-xanuun, saliilyo, ilko xanuun iyo ciddiyo xanuun isku aragtay.

Marka iska baar Kaalsiyamta, hormoonada thyroid-ka iyo parathyroidka, vitamin D-ga iyo wixii la hal maala.