Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on May 28, 2018, 03:26:23 AM
-
Scm dr dhamaan howlwadeenada caafimaadka ee boggaan wan idiinka mahad naqaya howsha aad bulsho weynta somaliyed u heysaan
waxan qaba sual aniga igu saabsan cidiyaha lugaha aya I xanuuna mararka qaar saacad ama kayar ayay I xanunan hadana wu idaaayaa xanuunka mahadsanid
-
Walaal faahfaahin ayay u baahan tahay cabashadaada, ciddiyaha ma hilibkay dhex galaan? ma ku fiiqmaan? ma jilcan yihiin oo inay soo laabmayaan miyaa dareemaysaa? ciddida laftirkeeda maa ku xanuunayso mise hilibka ciddiyaha ku hareeraysan? ma leedahay saliilyo iyo lafa-xanuun? su'aalahaas bal ka soo jawaab