Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 07, 2018, 07:50:59 PM
-
Asc .. su'aasheyda waxey tahay:
Inta badan markaan soo hadal qaadno Bacteria waxaa isla markiiba maskaxdeena kusoo degdega cudur iyo aafo, hadaba majirtaa bacteria jirka faa'iido u leh mise ka qeyb qaadata fayadhoorka jirka?
-
Haa, qeyb badan oo bakteeriyada ka mid ah jirka faa'ido ayay u leedahay, meelo badan oo jirka ka mid ah ayayne ku nooshahay, waxaana la dhahaa "Normal Flora", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6818.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6818.0)
Waxaaba jiro xanuuno lagu daaweeyo isla bakteeriyada iyadoo laga soo dhigo qaab daawo kaniini ama sharoobo ah, taasoo loo yaqaano "probiotics"