Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulazizhaaji on August 09, 2017, 08:29:00 AM
-
Asc dr in kastoo ku wareray ilahay mahadii hada aayuu ii tosay marka waxan rawaa 2 su al. Iga jiwabto in sh alh
1) hawenkii marka an sexanayo waxaa si zaa id ah uu hura cagaha oo ilaa an ka ga shubo biyo qabow ah marka ay qalalan waa is la meshii
2)waxan daremaa mar marka qar in ay kaadida ugu dhageso xitaa waxan sameyay baritano wan la xariiray dhaqatir in yar dawo ayey so qoran muda kadib waa is la meshii.
-
Caga hurka wuxuu astaamo u yahay xanuuno badan ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0)
Midda ku saabsan kaadi ku dhegga, waxaa suuragal ah in qanjirka bosotaatada uu barar ku jiro, mana ahan cillad baaritaan dhiig iyo mid kaadiba lagu arko, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)