Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sacdiyo.xm on June 26, 2018, 12:51:03 PM

Title: Su'aal: Dusha illaa garbaha dhabarka uma jiifsan karo?
Post by: Sacdiyo.xm on June 26, 2018, 12:51:03 PM
asc dr illahy ajar iyo xasanad idin ka siyo waxa no so gudbisiin . dr waxan dreema dhabr xanun iyo hur aa ka daremaa dusha ilaa grabaha  dhabrka ma ujiifsan kro xnun ba kadrema iyo markaan fadhiyo lkin markan soconayo waa caadi . waxan jcln laha in ad iso jwabto .shukran
Title: Re: Su'aal: Dusha illaa garbaha dhabarka uma jiifsan karo?
Post by: SomaliDoc on January 06, 2019, 10:44:44 AM
Walaal dhabar xanuunka waxyaabo badan ayaa keena, latacaalistiisuna waxay ku xiran tahay cilladda kuu keentay marka si aad aqoon ugu yeelatid waxyaabaha ugu badan ee keena iyo astaamaha lagu kala sooco ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0)