Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 26, 2018, 01:24:15 PM
-
Asc .. bacda salaam .. su'aasheyda waxaa weeye: maxaa caafimaad xumo ah laga dhaxlaa badsashada Sandwich-yada?
-
Sandwich-yada waa qeyb ka mid cunnada la cuno, dhib u gooni ah oo laga dhaxlayo haddii la badsado ma jiro haddii aadan ku darsanaynin waxyaabo aan caafimaadka u roonayn.