Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on July 24, 2018, 10:28:20 PM

Title: Su'aal: Waa maxay faa'idada فراولة "strawberry"?
Post by: Ahmed_Carab on July 24, 2018, 10:28:20 PM
Asc.

Waa maxay faa'iidada strawberry-ga?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay faa'idada فراولة "strawberry"?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2019, 08:27:43 PM
(http://somalidoc.com/Topics/frawla.png)

Bismillah,

Miraha gaduudan ee afka carabiga ah lagu yiraahdo "Farawla", afka ingiriiskane lagu dhaho "strawberries", waa miro indhaha u roon, faa'idooyin mid nafaqo iyo mid caafimaadba laga helo, inkastoo dhulkeena aan laga beeran laakiin carrada iyo cimilada uu u baahan yahay beerista mirahaan waanu haysanaa.

Waxyaabaha ugu badan ee laga faa'ido waxaa ka mid ah: