Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuucabdigani on August 25, 2018, 10:25:00 AM

Title: Su'aal: Cudurka gaaska ayaan dhib ku qabaa?
Post by: Abuucabdigani on August 25, 2018, 10:25:00 AM
asc dr ramaankii ila hada waxan la xanuunsanahay cudurka gaaska oo aan dhib ku qabo, mar isbitaal digfeer isaga daweyey oo baaritan afka ah oo tubada caloosha gaareyso igu baareen infection caloosha ah iyo gastric ku haayaa i dhaheen kadib dawoyin i siiyeen alxm wn ku cafimadey hda waxan joga qatar ramadanki ila hada gaaski iyo infection iney igu so noqden modaa wey i dhiboyan waxa kalo isku arkey naqaska oo igu xirmo candgufta iyo cunada iyo cabitankaba aan liqi waayo sanka midig ama bidix oo cabursan indhuunta oo xanuunta marka waxaas dhan ma gastric ayaa wato dr cafwan su ashana wan kugu dhereye dr
Title: Re: Su'aal: Cudurka gaaska ayaan dhib ku qabaa?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2019, 09:22:59 PM
Qaabka laguu hayo waa xanuunka gaaska, isagaa nuucyo kala leh, qaabka loola tacaalane waxay ku xiran tahay nuuca ku hayo ee faahfaahin dheeraad ah ka daawo video-gaan:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)

Sidoo kale waxaad video-gaan kale ka daawan kartaa siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaali karo xanuunka gaaska:
https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4 (https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4)