Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on August 27, 2018, 05:29:49 AM

Title: Su'aal: ADHD ma ku dhici karaa qof weyn?
Post by: Ahmed_Carab on August 27, 2018, 05:29:49 AM
Asc .. bacda salaam .. waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan su'aashaan ah:

Attention Deficit Hyperactivity Disorder (ADHD) ma caruurta keliya ayay cilaad u gaar tahay mise dadka waaweynba wey yeelan karaan (wixii ka weyn 18 sano illaa 40 mise 50 jir)
Title: Re: Su'aal: ADHD ma ku dhici karaa qof weyn?
Post by: SomaliDoc on January 27, 2019, 08:40:42 PM
ADHD waa qalqaalinimada, fudeydka iyo foojignan la'aanta badanaa lagu arko caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa inkastoo uusan badnayn waxaana loo yaqaanaa "Adult ADHD", astaamaha iyo daweyntu waa isku mid, faahfaahinta cilladaan ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=987.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=987.0)