Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr cash on September 02, 2018, 11:48:50 PM

Title: Su'aal: Guska ayaa i xanuunayo?
Post by: Mr cash on September 02, 2018, 11:48:50 PM
Magacaygu wa mahdi mundane ditoore waxaan jiraa 25 sano waxaan mudo larafaadsanahay xanuun IGA haleelay xubinta taranka yacni guska waana sidan guska ayaa ixanuuna hada weliba xitaa casigii wa igu dhib  micnehayga hamadii waan leeyahay balse  sidii lug Jaban oo talaabo qaadku dhibkuyahay ookle ayay in aan casado dhib iigu tahay  markaan kaga hadlo sida uu yahay  madaxa here e guska wa I yaraaday  waana I danqanaya majiraa xanuun sababtaa keena
Title: Re: Su'aal: Guska ayaa i xanuunayo?
Post by: SomaliDoc on January 29, 2019, 08:55:21 PM
Walaal waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu wiisiteeyo, baaritaano lagugu diro sababtoo ah cabashadaadu kacsi yari kaliya kuma eka, waxaa dhici kara inuu infekshan kugu raagay inuu jiro sidoo kale cillad xagga neerfaha inay jirto taasoo keeni karta in xubinta qeyb ka mid ah inay shuuqdo ama yaryaraato.