Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdisamadyare on September 04, 2018, 11:04:04 PM
-
asc hawlwadenada webka &dhakhatirta
waxaan isku arkay calamadaha birukitada
sida
1 qarqaryo
2 biyo dareeraya cabur labada duleel ee sanka mid ayaa ixirma habeenkii
3 culaysna wa daremaa feraha xabadka mararka qar
4 daal asna ad uguma farabadna
5 riiraxyo habenkii ay udhaxayso 30 cisho mar ayay igu kacdaa qufaca waxba igama yimadan lkn khakh markan dhoho waxa iga yimada xaqo ad modo mirir okale marna wa cagar waxad mooda wax mel ku dhagan oo qayba mar sofuqayaan
6 cune/dhuntana way ixanuntaa sidii in ay wax iskutagayan lkn way soo noqnoqota
feerahana markan riixrixana way iyara xanuunaan
docta kuwaas wa calamadaha an isku arkay ee brukitka
sidookalae waxan leeyahay
1 aydin ayaa iga qabanaysa dhabarka marba meel lkn wakhtiyo ayay igu badantahay mararka qarna maya
2 markan wax qadqado e an dhidido aad ayan udhibsada banaanka ama laydha yarta ah w dhacaysa illa dhididka ugu qalalo
taasna waxan is iri waa koolba ariyo
docta soo sax ma aha calamadahas odhan
maxad igula talinaysaaaa jazaakumulahu khayr dhamantiin
-
Xanuunka burkiitada oo faahfaahsan ka akhriso link-gaan iyo qaabka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0)