Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on September 27, 2018, 07:41:56 PM

Title: Su'aal: dhabar xanuun ayaa i qabta?
Post by: Muxya62 on September 27, 2018, 07:41:56 PM
Asc Wr WB
dhamaan waxaan halkaan kasamalaamayaa dhamaan dhaqaatiirta waqtigooda uhuray bulshada wllahooda ah

Hadaan intaa ugu gudbo salaanta guud
oo aan usoo daadago fariinteyda su.aasha wadata. waxay thy

Waxan ahay wiil dhalanyara ah oo jira da,ahaan 23 oona xaas leh
markan guursaday kadib ayaan waxaan isku argay dhabarxanuun joogta ah Iyo infection
marka infection waan iska daaweeyay lkn ilaa iminka dhabar xanuunka wuu ihayaa siiba wuxuu iqabtaa markaan shaqa qabta
kama seexan kara,xitaa wuxuu leeyahay tikaan yacni iyadoo maal igu jirta cml.
ee dhabar xanuunka maxaa keenikara?
maxaase lagu daweyn Karaa?


tan kale kili xanuuna waan leeyahay oo xitaa isbuuci lasoo dhafay ayay saa,id iilaxawatay

xanuunkana marka uu qabanayay wuxuu kasoo bilowday caloosha
marka kili xanuunkaana  oo ilaa caloosha isla socdaan muxuu noqon Karaa?

                                 WAAD MAHADSANTHN
                SXBYAL  NABAD KU NOOLAADA
Title: Re: Su'aal: dhabar xanuun ayaa i qabta?
Post by: SomaliDoc on February 20, 2019, 07:44:15 PM
Infekshanka ku dhaco kaadi mareenka waa mid ka mid ah waxyaabaha keeno dhabar xanuunka, fadlan akhriso qoraalkaan aan ku soo koobnay waxyaabaha keeno dhabar xanuunka iyo astaamaha lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0)