Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on October 06, 2018, 09:45:49 PM
-
Asc .. bacda salaam .. waxaan rabaa inaan wax ka ogaado waxa uu yahay "Cachexia" .. ma cudurbaa mise waa astaan cudur?
Maxaa sababa?
Maxaa lagu gartaa?
Siduu u saameeyaa qofka?
Yaa u nugul?
Sidee loola tacaalaa?
-
Cachexia ma ahan cudur waa astaan lagu arko cudurrada qaar sida kansarka, HIV-ga iyo nafaqo darrada, macnaheedu waa qofka oo jir ahaan dhamaado, lafo-lafo noqdo, waxayna ka dhalataa nafaqada jirka oo dhamaato, murqaha oo baaba'o. xalku waa in qofka xanuunka haayo laga daaweeyaa, lana nafaqeeyaa si misaankiisa u soo laabto.