Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamoud Abdiaziz on November 20, 2018, 12:58:23 AM

Title: Su'aal: Fakar iyo welwel ayaan yeeshay?
Post by: Mohamoud Abdiaziz on November 20, 2018, 12:58:23 AM
Asc Dhaqatirta Page SomaliDoc Wa Mahadsan-Tihin Marka Hore Waxan Aha Ardey Dhigta Medicine Aadna U Jecla Walidkeygana  Ila Jecla Dibada Aan Rabey In Aan Ku Barto Sido Kale Walidkeyga Wey Igu Tageereyen Marka Dugsiga Sare Aha Aad Ayey U Sareysey Waxbarashadeya Ardada Ugu Sareysa Grade Walbo Aan Jogey Ayaan Kamid Noqon Jirey Balse Last Class Form Fourka Examkisa Aya Warqad Exam La Iga Qaadey Aad Ayn uga Murugoodey Mar walbana Wa Ka Fikiri Jirey Xafada marka Aan ku Labtey Ramadan Ayy Aheyd Qolka Aan Galey Hurdada Aan Ku Dhex Fikirayy Afurki Waa qadan Waayy Matag Ayan Bilaawey Niyadeyda Wey Rajo Dhigtey Cabsi Dareemey Lkn Waxan Isku Qanciyy in Aan Ahay Ardey Dadaal Sameyn Jirey Madasna Saameyn igu yelan Karin Wayo Guul Daro Ma Jecleyn Aabe Iyo Hooyo Na waa la Baqi Jiry Qasatan Aabe  Madoyinki Kale Ayan Galey Results Markey So Dhawenyen waxan Dareemy Cabsi Aabe Na Wuxu I Diyarinayy Jamacadeyda Lkn Aabe Xalka Uma Shegin Alxamdullilah Result A Keeny 90 % Lkn Kuma Farxin Aniga Murugo Kale Aan Xakameyn Karin Cabsid Hurdo Xumi Dadka Aan Ka Dherado Aan bilawy Shahaadi marki laso Qadey Passport Na La Ii Samey Waxabrasho Malaysia La Ii Hely Ana Aad U Jecla Waan Ka Cabsadey Oo Wa Ka Rajo Dhigey Waxn Dhahy Somalia Ayan ku Dhigana Jamacd Mogadishu Ku Birey Medicine Waan Wadi Wayy Cabsi Iyo Rajo Xumi Walidkeyga Wey I Dareemen In wax iga Qaldan Yhin Ana Uma Shegin Quraan Sar la I Geyy Aabana In badn Igu Dadaaly Il Bani Aadam heyso La Igu Dhahay Quraan Na Ima Yareyn Ana Ilahy Ayan Ku Xirna 24ka sac Lkn Weli Waxba iskama Aaann Bedelin Jamacadna Waa Joojiyy Gobolki Aan Ka Imadey Ku Laabtey Hada Iyi Dhaqtar Raba In aan Aado marka Maadama Aan ka Mid Ahay Dadka Ku Xiran page Kani Wxan islaha Walalahada Waxey Kugu Cabin Karan Arag Fikir Iyo Consaltunt Ahay Mahadsanidin In-Sha allah Si Dhaqsi Leh Jawab Idin Kaga Rajeyna ????  ????
Title: Re: Su'aal: Fakar iyo welwel ayaan yeeshay?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2019, 08:40:00 PM
Walaal Allaha ku caafiyo, niyadaadii hore iyo dadaalkii badnaa allaha kuu soo celiyo...

Cabashadaadu waa xanuunka niyad-jabka "depression", taasoo ka dhalatay naxdintii, murugadii iyo welwelkii aad dareentay markii warqadii imtixaanka lagaa qaaday, natiijadii aad filaysayne aadan helin, marka taladaydu waa inaad dhakhtar xanuunada dhimirka ah inaad la xiriirtaa si talo iyo daawaba lagugu caawiyo.

Halkaan ka akhriso faahfaahin ku saabsan xanuunka niyadjabka iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0)