Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amareh93 on November 22, 2018, 04:26:51 PM

Title: Su'aal: Waxaa laygu sheegay Cagaarshow?
Post by: Amareh93 on November 22, 2018, 04:26:51 PM
asc dhamaantiin waad salaamantihiin aad iyo aad ayaad u mahadsantahy diktoor dadaalka aad umada u hayso alla haa kaa jasaayi siiyo.
waxaan iska baaray dhiigeyga sadex bil ka hor waxaana layku sheegay cagaarshow positive ayaad tahy ayaa layku yidhi aniguna ilaa imika wali dhakhtar ma tagin.
waxaa layku yidhi hepetide b ayaa ku hayaa markaa layma sheegin xiligaan qaaday iyo in uu dhigayga ku jiray markii aan dhashay.
marka diktoore waxaan u baahanahay in lay ii wada cadeeyo dhakhtarkiina waxaa uu iku yidhi positive ayaad tahay oo kaliya.
uku dambeyn diktoore waxaan kaa codsanayaa dawo ma u baahanahay in aan qaato.
aad iyo aad ayaad u mahadsanthay diktoor misaanka xasanaadka alla haakugu daro maadama aad caawinayso bulshada.
Title: Re: Su'aal: Waxaa laygu sheegay Cagaarshow?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2019, 08:29:22 PM
Waa su'aal muhiim ah, fadlan akhriso qoraal kuu faahfaahin doono waxa uu yahay cagaarshowga B, baaritaanka aad samaysay ahmiyadda uu leeyahay iyo inaad daawo u baahan iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html)

Haddii akhrintu ku dhibayso waxaa daawan kartaa video aan kaga hadalnay cagaarshowga:
https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s (https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s)