Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liban Ali Khataraawi on November 26, 2018, 08:28:19 PM
-
Asc Dr magacygu wakas mesha ku xusan salaan ka dib waxan qaba hal suaal. Dr waxa jirtay mudo sanad ku dhawba waxan daremaya tamar la.aan iyo dawakhad markan meel kulul galo amaba aan kubad ciyaarayo hurdo fcn wn seexda lkn markan garoonka galo wan dawakhaya o wan khal khalaya madax guur guurna wan darema xaga maskaxda ah mxa keena dr mxna lagu dawayn kara mahadsanid
-
Cabashadaadu ma ahan mid xanuun gooni ah u gaar ah, waxaadne u baahan tahay waraysi dheeraad ah iyo wiisiteyn, waxybaaha keeni karo waxaa ka mid ah, cadaadiska dhiigga oo dhacsan, sokorta oo hooseyso, caabuq caloosha, cudurka gaaska ah, welwelka iyo stress-ka iyo kuwa kaloo badan. halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)