Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on November 28, 2018, 03:27:34 PM

Title: Su'aal: Ma isticmaali karaa Hemoton Syrup?
Post by: Ahmed_Carab on November 28, 2018, 03:27:34 PM
Asc .. waxaan dareemayaa in maadada birta (Iron) igu yartahay, anigoo dareemaya (sometimes) wadna garaac aan zaa'id aheyn, mararka qaarna (faruurta) bushinta ayaa i casaada, marka ma isticmaali karaa sharoobada Hemoton ayadoon dhakhtar iisoo qorin?

Mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Ma isticmaali karaa Hemoton Syrup?
Post by: SomaliDoc on March 27, 2019, 09:23:28 PM
Inta aadan isticmaalin daawada dhiigga soo celiso, fadlan xarun caafimaad tag oo iska baar heerka birtaadu ay marayso sababtoo ah daawooyinka dhiigga soo celiyo haddii jirka ka bataan waxay keenaan xanuun la yiraahdo "Hemochromatosis" taasoo beerka waxyeellayn karto, sidoo kale ganaca ayay howlgabin kartaa, waxaana kugu dhici karo xanuunka macaanka.