Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi12 on November 28, 2018, 11:26:50 PM
-
Dr qof saaid in uu dhidido uu isla qoyo korkisa maxaaa keenaa maxaase lagu xalin karaa dhididkaasi faraha badan? Mahadsanidiin dr iyo bahda somalidoc.com
-
dhididka xad dhaafka ah qoraal gooni ah ayaan kaga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)