Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr.cabdi on November 11, 2016, 01:00:35 PM

Title: Su'aal: Xiniinyaha mid ayaa i culus?
Post by: Mr.cabdi on November 11, 2016, 01:00:35 PM
Asc Dr.  Mahdi.   Walal waa mahadsantahay sida wanagsan oo aad no garab tagantahay.
Dr. hada kahor yaad ka hadashay xanunka kudhaca xininyaha.   Dr.waxaan u tagay dhakhtar waxaa la ii saray  (ultralyd) marka waxey i dhaheen xininyahaada waa isla eg yihiin.  Aniga xininta bidix wax yar oo culeys ah aan ka daremaa.  Mana i xanunto lkn tan midig ayaa mar mar la iga qabtaa daqiqado yar kadib waa iska ficnadaa.
Mida kale cudurkan  haduu qabo qofka ow gursado  ow dhaliwaayo qalinka kadib rajo maleyay mase waa siduu ma dhaleysi u noqday.  Kistoo Allah wax walba qadaro
Mahadsanid Dr.
Title: Re: Su'aal: Xiniinyaha mid ayaa i culus?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:56:34 PM
Sida aad u tilmaamaysid cilladaadu waxay u badan tahay inaad qabtid xaalad la dhaho "Varicocele", fadlan faahfaahinta iyo qaabka loola tacaalo halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)