Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaafaa23 on November 29, 2018, 10:46:20 PM
-
Asc Dr waxan Rabaa inan ku wediiyo wii yar ayaa iga xanuunsan waxa uu jiraa hda 1.5 hl sano bar waxa laga haaya qoorta ma ceshanaayo fadhiga wu dhibayaa waana mataan marki ladhalaayay 2saac calosha hoyada kuso daahay hda wilkii kle wu socdaa lkn asaga waxa laga hesta qorta kontarol maleh mana fariisan karo lkn mrkii lasexsho xabadka kusocona wxii lo dhiibo wu qabsanaa isbitaalo badan ayaan geeyay ilaa hda ma arkin mid cilada rasmiga ii sheegay mar wxaan is dhahay laf dhabarka laga hesta raaja saaray waxba kma qaba la idhahay mar scan madaxa ka saaray maskaxdiisa nadiif waye la idhahay wx ma qabto ilaa hda cilada rasmiga ah mesha ka jirto ma aqaaan wiilkiina wxu u egyahay asaga dhan mid barales cml ah ma neerfa laga hesta ma wxklaa jira ma aqaan dr igarali noqo hdaan suasha dhereeyay qof dhibana ahay tala isii jazakallaaah.
-
Walaal cilladaan waxaa la dhahaa "Cerebral Palsy" waa curyaamidda maskaxda taasoo dhalata xilliga foosha, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8099.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8099.0.html)