Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakiyare12 on December 02, 2018, 04:19:52 PM
-
asc dr. aad baan kugu mahad celinayaa sida aad nogu fududeysay inaad umadda ka caawisid cudurada ay daremayaan:-
su.aal: in mudo ah waxaan isku arkayay walwal . aan dareemayo . marki an damco inaan hawl yara qabsado inaan walwalo marka damco inaan safar galo inaan walwalo o waliba aad u hubqaaco awoodu iga dhacdo madaxu ixanuuno o an cuntada afka galin waayo o an noqdo qof xanuunsan o kale . dr. xanuunkaas ayaan isku arkayay xata hadii aan damco wax an dhib lahyn inaan qabto waan xanunsan wan walwalin ... qaabke loola tacaali kara mudan..
mhadsanid dr; allah haku xafido.
-
In tillaabtaa qaadi lahaydba aad ka welweshid ama culeys kugu noqoto waa cillad dad badan haysata, kana mid ah welwelka nooc ka mid ah, faafhaahitna ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0)