Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on December 03, 2018, 03:57:48 PM

Title: Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?
Post by: Ahmed_Carab on December 03, 2018, 03:57:48 PM
Asc.. salaan ka dib, waxaan rabaa inaan idin werdiiyo.. cudurka layiraahdo "albinsm" dadka ka sokoow xayawaanka iyo dhirta maku dhici karaa maadaama ay labadooduba ka mid yihiin bahda nafleeyda?


Waad mahadsan tihiin.
Title: Re: Su'aal: Albinism ma ku dhici karaa bahalaha?
Post by: SomaliDoc on March 29, 2019, 08:12:51 PM
Albinism waa qofka oo jirkiisa oo idil cadaan noqdo maadaama unugyada jirka midabeeyo ee loo yaqaano "milanin" aysan shaqaynaynin.
Xanuunkaan wuxuu ku dhacaa lafdhabarlayda oo idil.