Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khaalid hussein on December 03, 2018, 08:22:58 PM

Title: Su'aal: Flashing in both eyes?
Post by: Khaalid hussein on December 03, 2018, 08:22:58 PM
Asc doctor, markii aan qol mugdi ah aan galo indhaha ayaa flash wax camal ah ka arkaa labada indhood 17 sano jir ayaan ahay ee maxaa igu la talin laheed dhibaato indho la'aan se ma leedahay mhdsnd.
Title: Re: Su'aal: Flashing in both eyes?
Post by: SomaliDoc on March 29, 2019, 08:18:26 PM
Indhahaada oo hillaac ka dareentid markaad meel mugdi ah soo gashid waxay astaan u noqon kartaa xanuun indhaha ku dhaco oo halis ah loona yaqaano "Retina detachment" ee fadlan haddii cilladaan kugu soo laalaabato dhakhtar indhaha u tag si laguu baaro. cilladaan faahfaahinteeda ka akhriso cashar aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3288.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3288.0)