Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Katra on December 09, 2018, 08:05:43 AM

Title: Su'aal: Calaacalaha ayaa i dub dhaco?
Post by: Katra on December 09, 2018, 08:05:43 AM
Wan idn salamay khayr ilahay ha idn siyo.
Walal waxan mudo 10 sano ah i hayey gacmaha iyo cagaha mesha cad ee hoose inay i dub dhacan. Dubdhacas o anan wax xanun ah igu hayn dhowr takhtr wan tage o wa fungus bay i dhahen anti fungus bay iso qoran lkn waxba igama tarto wali way i diirdiirmayan wana naca foolxumadooda. Fadlan maxa kena jexjexa gacmaha iyo cagaha bilaa xanunka aha. Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Calaacalaha ayaa i dub dhaco?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2019, 11:58:52 PM
(http://somalidoc.com/Topics/dubdhac.png)

Fiiqfiiqmidda maqaarka gacmaha waxay astaan u tahay badanaa 2 cilladood, kuwaasoo ku kala duwan astaamaha qaar oo qofku dareemayo.


Casharkaan maxaa laga faa'idaysanayaa?
In la ogaado gacmo walboo fiiqma inaysan xasaasiyad ama Allerji ahayn, sidoo kale daawooyinka xasaasiyadda ahne haddii gacmahaaga wax ka tari waayaan inay cilladdu adigu tahay ama daawadu qaldan tahay, sababtooo ah badanaa labadaan cilladood waa la isku qaldaa, daawadooduna way kala duwan tahay.

Wixii su'aal aad qabtid ama faahfaahin ah, fadlan ku soo dir qeybta su'aalaha ama boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)