Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rasia Ali on December 17, 2018, 06:53:13 AM
-
Asc wr wb somalidoc sual ban qaba
Waxa qabaa qoyaan said ah waxana igu bilowda marka dhiga ka qubeysto mana uran lakiin wa qoyan badan o cad o dhadhereyo maxa kena qoyankas?
Aniga wali ma gursan
-
Qoyaanka biyaha u eg oo adag oo caadada kadib la isku arko, wax urne aan lahayn waa mid dabiici ah wax dhib ahne ma keeno, dawane uma baahnid, laakiin qoyaanka ka dhasho infekshanka faahfaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)
-
Somali doctors waad mahadsan tihiin waxan iska heley infection waan iska daaweyey Alhamdullilah