Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adamu on December 23, 2018, 02:53:33 PM

Title: Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?
Post by: Adamu on December 23, 2018, 02:53:33 PM
Asc Bahada Somalidoc Salaan kadib Waxaan ahayd nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan,xiniin ayaa I xanuuni jirtay in mudo ah  kadib waa ay yaraatay way shiiqday xanuunkiina way daysay
Hada tii kale ayaa I damqanaysaa xanuun ayaan ka dareemayaa ,aarintaas maxaa Sabab u ah ?Dhalmada ama shahwada wax saamayn ah maku yeelaan kartaa Aarintaas?
Title: Re: Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?
Post by: SomaliDoc on April 26, 2019, 03:44:28 PM
Faahfaahinta cilladaan xiniinta shuuqinayso iyo saameynta ay kugu reebi karto ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)