Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Galadyare on December 24, 2018, 11:32:01 AM

Title: Su'aal: Dhakhtar halkee si toos ah kaa la soo xiriiraa?
Post by: Galadyare on December 24, 2018, 11:32:01 AM
?????? ????? ????? ???? ???????
 Waa ku mahadsantihin bahda somalidoc hawlsha wanagsan aad bulshada u haysaan.
Alle imtixaanka aduunyo iyo midka akhiro haydin fududeeyo.
 Diktoore ado mahadsan waxan  rabaa inaa si gaara kaala sheekaysto hawlo caafimaad fadlan cinwaanke kaala soo xiriira
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Dhakhtar halkee si toos ah kaa la soo xiriiraa?
Post by: SomaliDoc on April 28, 2019, 11:33:23 AM
Si aad dhakhtarka u la sheekeysatid waxaad u baahan tahay inaad barnaamijka rukumashada xubin ka noqotid, waxaadne nagala soo xiriiri kartaa boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)