Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dradiib8 on December 24, 2018, 11:37:00 AM

Title: Su'aal: Homosexualnimada iyo lesbianka cudur miyaa?
Post by: Dradiib8 on December 24, 2018, 11:37:00 AM
Asc doctor waxan maqlaa calamka dad isku jinsi baa isku galmooda marka waxan fahmi wayey waxaas ma cudur baa mise wax kale waxan ognahay in ficilkaas lagu halaagay qoom dhan
Title: Re: Su'aal: Homosexualnimada iyo lesbianka cudur miyaa?
Post by: SomaliDoc on April 28, 2019, 11:35:14 AM
Jawaab faahfaahsan oo aan arintaan horay uga bixinay ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7023.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7023.0)