Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on December 28, 2018, 06:46:26 PM
-
Asc somali doc
Suaal
Doctor waxaa faahfaahin iga siisaa finanka kasoo baxa dhabarka qaybtiisa kore siiba dhalinyarada aan weli guursan?
-
Findoobka wuxuu badanaa ka soo baxaa wajiga, garka, xabadka iyo dhabarka qeybihiisa kore, badanaa waxaa la yiraahdaa hadduu findoobka ka soo baxo dhabarka waa mid daran una baahan daawo laakiin waxaa shardi u ah inaad wajigane ku leedahay, faahfaahin ku saabsan arrintaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)