Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jimcaale on December 29, 2018, 01:36:27 AM

Title: Su'aal: 50 jir oo xaga sariirta ka caajisay?
Post by: Jimcaale on December 29, 2018, 01:36:27 AM
Asc wr. Somali doctors waad kumahadsan tihiin sida aad walaalihiin ucaawisaan.  Su'aasheydu waa sidan. Waxaan ahay nin 50 jir oo xaga sariirta kacaajisey marka waxaan rabey hadii aad garaneysaan daawo ama cunto dabiici ama natural ah oo xoojisah galmada raga odayaasha sideyda oo kale thanks.
Title: Re: Su'aal: 50 jir oo xaga sariirta ka caajisay?
Post by: SomaliDoc on May 05, 2019, 11:59:32 AM
Horay ayaan uga hadlanay cunnooyinka ragga ka caawiyo xagga sariirta ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0)