Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanadka on March 23, 2019, 12:59:44 AM
-
asc dhamaan wad salamantihiin qasatan bahda webka somalidoc wax badan wan idin ka faaidey waxaaa dhib ba an igu hayo timaha iga dadanayaan kaniini ayaaa lii shegay oo ah magacesa #zenwise biotin
wax dhib ah ma leyahay dr