Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Biibaaye500 on March 24, 2019, 10:12:41 AM

Title: Su'aal: Kaadidadydu cadaan ayay isku badashay?
Post by: Biibaaye500 on March 24, 2019, 10:12:41 AM
Asc ditoore waad ku mahadsantaha marka hore shaqada aad bulshada uhaysid ditoore maalmahan waxan isku arkay in kaadidaydu ay cadaan isku badashay dhowr subax ayan isku arkay ciladan mana isku ogi wax xanuun ah