Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamoud Abdiaziz on March 31, 2019, 11:38:49 PM
-
Dr Aad U Mahadsan-Tahay Marka Kowaad Suasheyda Hore Wa Hely Waxan Raba
Q1.Depression Ado Dawa U Qadan Si Caadi Alle Kaaga Cafiyey Adna Isku Dadaashey Sida Dhiiragelinta Psychologist Videos Depression loga Hadlo Quraan
Malaga Yaaba In U Dib Kugu Soo Laabto Adigo Wixi Ku Niyadjabiyey Dib U Heshey Kuna FarxsanTahay.
Q2.Shaki Iyo Fikir Xun Oo Aan Badneyn Calaamad Ma U Noqoneysa In Depression Weli Kugu Danbeeyo.
Tusaale Shaki Cabsi Ina Dembila Tahy Aaqiro Ka Baqid Waxyaalo Badan Mar Mar Waxan See Lagu Sameyy Sida mobile Sheyda Aaladaha Cusub oo kale
Q3.Jug Madax Ka Gaartey Ma Sababta Depression Ama Xifdis Aad U Adag Durbana Ka Dhumeya Wixi Xifdisid Xumo Madax Xanun Jogta ah Hurdo Xumi Iyo ilowshiyo Badan.
???? ???? ????