Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmetresta2017 on April 01, 2019, 04:58:35 PM

Title: Su'aal: Waxaan Ahay arday Caajis miidhan ah?
Post by: Ahmetresta2017 on April 01, 2019, 04:58:35 PM
Asc dr Waxaan ahay arday Waxbarta So markasta waxaan isku arkaa caajis hadii aan is dhaho buuga kala fur hamaansi iyo caajis baa isoo koraya Oo inaan wax aqriyo Wahsi baa iga hor istaagaya Time ka Examka hadaan wax sii eeg eego oo subixii Inyar oo kooban Eegan Hadana Marka Glasska Tago Kii xasuusta ma ihi,

  Dr markastana saasaan ahay Oo waxba ma akhrin karo buugna makala furi karo dr ma xanuunba se maxaad igula talin lahayd adiga taladaada mahadsanid