Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Mohammed 123 on April 27, 2019, 09:29:46 AM
-
Asc bahda somalidoc.com
SU'AAL
Waxaa xaniinyaha ama dhikilaha iga soo baxay canbaar, aadna way ii cuncunaan marka aan suuliga iyo marka aan seexanayo.
Markaa maxaa Keenan, sideena isaga daawayn karaaa bal I faahfaahi in sha allah