Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaaxa layrta jiifa on April 27, 2019, 04:35:44 PM

Title: Su'aal: Maxaan u isticmaalaa timaha daadanaayo?
Post by: Libaaxa layrta jiifa on April 27, 2019, 04:35:44 PM
plz doctor horey waan kuu waydiiye iimana soo jawaabi ee fadlan maxaan u isticmaali karaa Timaha oo iga daanayo aadna u khafiifay waxan ahay 21 jir waxaana sababay baan oran karaa Siigaysiga oo aan iska joojiyay

dhakhtar baan utage wuxuuna isoo siiyay PERFECTILE waxna iima tarin ee ma isticmaali karaa cuntooyinka dabiiciga ah inaan mariyo sida Basaha iyo Karootada?