Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu sumaya on May 26, 2019, 05:43:04 PM
-
Asc somali doctor su aasheyda waxay tahay waxaan mudo 4 bilood isku arkay wax aan mooday sanboor oon awal horay u laheyn mudadaas waxaan isku arkay cuncun sanka ah curan hindhisho indhaha oo i cun cuna barar iyo guud isku darsada markaas uu sas igu kacsanyahayna qaaxada ama sanqada waxaan iiga dhadhamaayo dhiig dhaqtar uma tagin lkn waxaan cunay kaniinka xasaasiyada INDOL asagana hada wan la qabsaday oo waxba igama taro. boorka iyo dabeysha waa igu kiciyaan xoolaha hadan agtagona waa igu kacaa. Dr Talo ayan ubaahna marka