Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maquste on June 29, 2019, 11:38:13 PM

Title: Su'aal: Xanuun aad moodo qanjir barar?
Post by: Maquste on June 29, 2019, 11:38:13 PM
Asc ww dr waxaan isku arkay xanuun aad moodo qanjidh barar oo aan ka dareemayo saracda bidix oo waxaa idhibaya suunka hadii aan fadhiisto  xininta bidixna waxaan ka daremaya sidii inay ka soo durkayso xaga hoose oo aad mooda korka soo galayso balse wax saasa oo xanuuna kama dareemayo ee  balse way yara kabuubyotaa inta badan mar aan dr ka usheegayna wax dhiba ma arko ayuu igu yidhi ee maxaad iga siini lahaydeen idinka oo aad iyo aad ugu mahadsan wacyi galinta aad umadan uhaysaan WABILAHI TOWFIIQ