Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rayma2 on July 29, 2019, 11:02:07 PM
-
Asc aadbad u mahadsan tihiin DHAKHAARTIIRTA
Waxan idin waydiinaya su,aal
Muddo 2sano ah waxan dareemaya lugo xanuun wuuna igu si badanaya xanuunku ila jilbaha inta ka hoosaysa weeyan markan fadhiisanayo ama so laabayo sanqadh ayan ka darema jilbaha
Xanuunku wuxu igu badan yahay markan fadhiga ama jiif ka kaco ta midigta cidhibta dhulka ma dhigikaro xanuun darteed mardanbe ayu iga taga doctorna ma tagin
Dadayduna ma wayna 30 waye