Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Emiyare on October 25, 2019, 12:49:10 PM
-
Adbaan idiiin salamay bahda somali doc.
Sual ayaan raba inaad ii faahfaahisan jawaabteeda adinkoo mahadsan.
Markiii uu dareenkayga kaco xaniinyaha ayaa aad ii xanuuna mar marka qaarkoodna way i bararaan. Dhakhaatiir badan ayaan u tagay baaritan iyo ultrasound ayay ii direen intooda badan waxbo maqabtid ayayna i dhaheen walina xanuunkii waa i qabtaa mar marka qaar. Maxaakeeno xanuunkaas sideese u iskaga daaweeyaa.
Adbaa u mahadsantahiin