Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Sugule on October 29, 2019, 02:28:49 PM
-
Waxaan rabaa inaan waeydiiyo dhakhtarka waxa ixanuuna qadaadka danbe (qoorta dhinaceeda danbe) waxaanan isku arkay indhaha oo lamoodo in ay ciidi igaga jirto dhakhatiir indhana waaan bookhday marar badan dawooyin waa laysiiyay waxbana igama tarin .
Dhakhatiir aan bookhday iyana waxay isheegen typhoid lkin dawoyin layqoray waxba igama tarin dhawr jeer