Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on November 05, 2019, 12:46:04 PM
-
Asc bahda SomaliDoc, aadbaan idin salaamayyaa, bacda salaam, waxaan rabaa in aan idin weydiiyo:
Waa maxay xanuunka dhimirka ku dhaca ee loo yaqaan Maniac Personality?
FG. Horay ayaad u balan qaaday in aad ka hadli doonto xanuunkaan, balse weli maanan arag qoraal aad kaga hadashay, mahadsanidiin.