Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: c.laahi fantariig on November 05, 2019, 05:35:26 PM

Title: timaha daata ama xanuunka
Post by: c.laahi fantariig on November 05, 2019, 05:35:26 PM
asc wa idin salamy bahda somalidoc suaashedu waxa waye biloyin kahor waxa laiikeenay saliida castor oil mana wiidiinin sida loo isticmaalo waxa marsan jiray ugu yaraan malintii 2jeer mana iska dhaqi jirin madaxa iyo suniyaha amarsan jiray kadib waxa isku arkay timo dadasho saaid ah oomadaxa kore aye timaha said ika dateen madaxa kuleel ayuu inoqday salxaha hada wa eber wa ayka wada daaten marke tinta ika so goda dabada danbe e tinta waxay aheed cadaan kadib tinta aiska xiiray waxa ika soo yaaceen nabro tiro badan oo afka cadaan kuleh
1 maxa keenay timaha ika daten
2 dib mausoo noqon karaan salxaha hada kadaten salxahane waa sida kawaabin okale oo wareegsan
3 tinta maxa nafaqo eh oo so celiya sida waxyabaha guryaha laga heli karo sida liinta okale
waamahadsantahay dr