Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ruu ali on November 10, 2019, 04:30:08 PM
		
			
			- 
				Kooxda loo yaqaano ambiverts maxay tahay?
Maxay se uga duwan tahay dabciga af_gaabnida?
Ama farqi noce ah ayaa u dhaxeeyo?
Inan wax ka ogaado ayan xisenayaa dabeecadahan
Mahadsaniddin 
??????? ????? ????? ???? ???????