Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaacuur_yare on November 23, 2019, 09:45:43 PM

Title: Su'aal: Waa maxa Light treatment?
Post by: Gaacuur_yare on November 23, 2019, 09:45:43 PM
Waan salaamayaa hawlwadeenada somalidic.com salaan bacdigeed.
Waa maxay light treatment for eczema? Dhib iyo dheef maxay leedahay? Mase lagu daawoobaa oo xasaasiya maqaarka madaawaysaa? Mahadsanidin