Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dirir08 on November 24, 2019, 09:30:08 PM

Title: Su'aal: Nabarro Dhlada ama Basada ah?
Post by: Dirir08 on November 24, 2019, 09:30:08 PM
ASC SomaliDoc, Waa Ku salamay Dr ad baad ugu mahadsantihiin inaad dadka ka caawisaan barnaamijkaan Caafimaad,
waxan Qaba Su,aal Ku saabsan Xanuun I hayay in badan, Da,dayda waa  34 sano jir, Mudo laga joogo 8 Sano ayaa waxaa igu dhacay Xanuun Cun cun iyo dhacaan leh oo basada/Dhalada iiga dhacay ,ma garanayo wax aan ka Qaday, Waxan Mooday Canbaar , waxan Qaatay daawo boomaatooyin iyo Kaniiniyaal Antifungal ah, illa hadda Xanuunkii waa ihayaa, waxan Dareemaa Cun Cun, iyo Nabarro dhacaan leh marna Qolfo Yeelanaya ,
waxan Doonaya Dr InĂ d talo bixin iga Siisaan, Mahadsanidiin,