Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdull on December 19, 2019, 03:54:57 PM
-
Asc dhaqtarka iyo dhamaan inta lashaqeeyso salaan kadib waad kumahadsantahiin waqtigiina qaaliga iyo sidaad bulshada somaliyeed u caawisaan. Salaan kadib horta Ilma abuursta ilaheey subxaana watacaalaa ayaa og goorta aay uurka galaan. lkn suaasheeyda caafimaadka ku aadan ayaa waxeey tahay lamaanaha isqabo oo rabo in ilaheey ilmo siiyo marka aay jameeca sameeyaan oo aay isku tagaan hadeeysan labada qof wada biya baxin oo labadaba ninka kalii biyo baxo oo aaysan naagtane wali biya baxin suura gal matahay in xaaskaas uur qaado ama Waa in labada qofba aay wada biya baxaan?