Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baariyow on January 02, 2020, 10:26:21 AM

Title: Su'aal: Finaanada garanka?
Post by: Baariyow on January 02, 2020, 10:26:21 AM
asc   somalidoc  bacdi salaan  waxaan Facebook ku arkay qola dhehee waxaan heynaa finaanada garan ah  oo caloosha lugu yareeynaa   idinkoo mahad san  cafimaad ahaan amey wax dhibee