Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CabdiCaliim on January 26, 2020, 12:21:11 AM

Title: Su'aal: Dhibaato caloosha ah ayaan qabaa?
Post by: CabdiCaliim on January 26, 2020, 12:21:11 AM
Waxaan qaataa daawo TB nooca resistant ga ee MDR long term.
Xili 4 bilood laga joogo ayaan isku arkay kabuubyo iyo dareen yari kadibna dhaqatiirta ayaan u sheegay la tacaalis badan o ay ii sameyen vitamin B complex badan o an isticmalay wax is badal ah maan arkin oo kabubyadii caloosha ayey aad iiga saaran tahay hada cirbadihii ayaa ii dhamaaday bil ka hor sideyda ayaana ahay caloosha wey i shanqartaa had iyo jeer kabuubyo mararka qaar aan moodo in caloosha ee isoo dilaaci rabto lalabo dibiryo iyo saxaro xumo xitaa xasaasiyad jirka ah marmarka qaarna kabuubyada waxaa ka daremaba madaxa.
Jirkeyga marka qaar dhiig ayaa soo fadhiisanaya dhibkana waxii igu badan yahay marka aan fadhiyo .

Goobta caafimaadka oo aan talooyin igu filan ka waayay bal hadii idinka talooyin ama wax yaabo aan iska baaro aad ila wadaagi kartaan igu caawiya.
Title: Re: Dhibaato caloosha ah
Post by: CabdiCaliim on February 02, 2020, 02:17:11 PM
Dr yaal fadlan iisoo jawaaba muhiim ayaan u ahay dhibaato fara badan ayaan dareemayaa i caawiya fadlan